Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Martida: Lacagaha Al-Shabaab ka qaaddo shacabka


Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar
Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar

Barnaamijka Martida Makrafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay warbixin ka so baxday machadka ka faalloda arrimaha amniga ee Hiraal oo lagu soo bandhigay xog ku saabsan malaayiin dollar oo ay kooxda Al-Shabaab ka qaaddo shacabka.

Barnaamijka waxaa marti ku ah Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo soo noqday wasiirka Amniga ee Soomaaliya. Waxaa barnaamijka soo saaray halkanna ka soo jeedinaya Cabdulqaadir Cumar Cabdulle.

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka
please wait

No media source currently available

0:00 0:14:13 0:00


XS
SM
MD
LG