Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska: Gabar Soomaali ah oo Qaadday Tartan Dhanka Quruxda ah


Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qodobo xiisa leh, waxaana ka mid ah:

Gabar Soomaali ah oo ku guuleysatay tartanka quruxda gabdhaha Musliimta ah oo lagu qabtay Mareykanka. Qodobo kale iyo sidoo kale kaalmihii heesaha ayaad barnaamijka ku maqli doonaan.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Dhageyso Barn. Caweyska Washington
please wait

No media source currently available

0:00 0:23:05 0:00


XS
SM
MD
LG