Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Khilaafka Somaliland iyo Hay'adaha QM


Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaakani waxa uu ku saabsan yahay khilaafka ka dhex taagan hay’adaha Qaramada Midoobay iyo maamulka Somaliland.

Barnaamijka waxaa magaalada Hargeysa ku soo diyaariyay Khadar Maxamed Cakulle.

Dhageyso Barn. Faaqidaadda Toddobaadka
please wait

No media source currently available

0:00 0:33:48 0:00


XS
SM
MD
LG