Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Aragtida siyaasiyiinta Soomaalida ee sharciga BBI


Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, Ku-xigeenkiisa William Ruto iyo Hogaamiyaha Mucaaradka Raila Odinga oo daahfuraya sharciga cusub ee loo soo gaabiyo.

Siyaasiyiinta Soomaalida ee dalka Kenya ayaa muujiyay walaac ay ka qabaan sharciga cusub ee BBI ee lagu saleyn doono doorashada soo socota iyo awood qaybsiga saamiga siyaasadeed ee dalkaasi.

Siyaasiyiinta Soomaalida Kenya ayaa si gaar ah uga walaacsan in sharcigaasi cusub uu dhigayo in 70 xildhibaan lagu kordhin doono xildhibaanada baarlamaanka Kenya, kuwaasi oo laga soo dooran doono gobollada ugu dadka badan ee dalkaasi.

Haddaba, Maxamed Guuleed Simba, oo ah gudoomiye ku xigeenkii hore ee Ismaamulka Isilo kana mid ah siyaasiinta dalkaasi ayaa sida ay u arkaan sharcigan cusub waxa uu uga warramay Wariyaha VOA ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:32 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG