Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Caweyska Washington


WASHINGTON D.C. — Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qodobo xiisa leh oo ay ka mid tahay sida ay baraha bulshadu dadka u badbaadin karaan haddii dhanka wanaagsan loo adeegsado.

Waxaad sidoo kale maqli doontaa xubintii Hal-abuurka iyo Heesaaga oo toddobaadkan aan idin kugu soo gudbin doonno qeybtii 2-aad ee wareysi ay fanaanadda Caraweello siisay Barnaamijka Caweyska Washington.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

please wait

No media source currently available

0:00 0:24:37 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG