Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay tahay dhibaatada cusub ee Garissa laga soo sheegayo?


Kumaan dad ah oo ku nool dagmooyinka Lagdheera iyo Balanbala oo ka tirsan maamulka Garissa ayaa waxaa laga soo sheegayaa biyo la’aan baahsan kadib markii ay gureen goobihii biyaha ka heli jireen.

Dadkan oo ahaa xoola dhaqato ayaa haatan isugu soo aruuray waddada laamiga ah ee gobalka isku xirta, halka intooda badan ay xolahooda ula hayaameen deegaanno ka fog oo ku teedsan wabiga Tana River.

Abdi Hamed Abdi Borow oo ka mid ah odayaasha deegaanka Biyo la’aantu ka jirto ayaa khadka taleefonka ugu waramay wariyaha VOA Maxamed Faarax Shire.

Maxay tahay dhibaatada cusub ee Garissa laga soo sheegayo?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:14 0:00


XS
SM
MD
LG