Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Dhallinyaro badan oo ku biireysa Al-Shabaab


Shabaab
Shabaab

Magaalada Wajeer ee dalka Kenya ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay kulan saddax cisho ka socoday oo looga hadlayay sidii looga hortagi lahaa in dhalinyarada gobalkaasi ay ku biiraan kooxda Al-Shabaab, kaasi oo laamaha amniga ay qeyb ka ahayeen.

Arrinkan ayaa imaanaya xili qaar badan oo kamid ah halinyarada gobolka Wuqooyi Bari ee Kenya ay horay ugu biireen kooxda Al-Shabaab, oo gobolka ka fulisay weeraro badan oo dhimasho leh.

Warbixintan waxaa magaalada Gaarisa kasoo direy wariyaha VOA-da Maxamed Faraax Shire.

Halkaan ka dhagayso Wabixinta Wajeer
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:51 0:00


XS
SM
MD
LG