War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Doorashada Baarlamaanka Hirshabeelle

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ka hadlayaa doorsashada Baarlamaanka 2aad ee Dawlad-goboleedka Hirshabeelle.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya wariyaha VOAda Xuseen Xasan Dhaqane.

Dhageyso Faaqidaadda Toddobaadka

No media source currently available


XS
SM
MD
LG