Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waalidiinta Soomaalida Melbourne oo laga qaaday arrin culeys ku haysay


Melbourne

Waalidiin badan oo Soomaali ah ayaa maanta aad ugu faraxsan in caruurtooda ay dib ugu laabtaan iskuullada Melbourne, ee dalka Australia oo ku dhawaad toddoba bil xirnaa.

Xirnaanshaha iskuullada ayaa culeys weyn ku haysay waalidiinta oo qaarkood ay ku adkeyd in ay caawiyaan caruurtooda guryaha wax ku baraneysa oo u baahan in lagu kaalmeeyo waxbarashada iyo farsamada kale ee ay u baahan yihiin ardeyda guryaha wax ka barata.

Warbixin Wariyaha VOA ee qaarada Australia Ibrahim Cumar Baafo

Magaalada Melbourne oo Saaka Dugsiyadii la Furey
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:01 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG