Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Martida: Xildhibaan Xarbi Cilmi Faarax


Barnaamijka Martida Makrafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay xaaladda dadka waayeelka ah ee Soomaaliyeed ee ku nool degmada Brant ee magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Barnaamijka waxaa marti ku ah Xildhibaan Xarbi Cilmi Faarax oo sidoo kae ah wasiirka qaabilsan daryeelka bulshada da’da ah ee degmada Brant.

Barnaamijka waxaa soo saaray halkanna ka soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

please wait

No media source currently available

0:00 0:12:31 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG