Madaxa Maxkamadaha Kenya ayaa usoo jeediyey Madaxweyne Uhuru Kenyatta inuu kala diro Baarlamaanka dalkaas.
Madaxweynaha ayaa heysta 48 saacadood oo arrintaasi uu taageero ama diido.
Dhinaca kale, guddiga doorashada dalkaasi ayaa ku dhawaaqay in ay diyaar u noqon karaan qabashada doorashada.
Facebook Forum