Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Australia: Arday dib ugu laabanaysa iskuullada lix bilood kadib


Melbourne, Australia Reuters)

Dowlada Victoria ee dalka Australia ayaa ku dhawaaqday in ardayda ay dib ugu laabtaan iskuulada Isniinta soo socota, iyadoo muddo ku dhow 6 bilood ay ardadaasi tacliintooda ku qaadanayeen qaabka onlinka ah.

Wariyaha VOA ee Qaarada Australia, Ibrahim Cumar baafo ayaa warbixintan noo soo direy.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:20 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG