TORONTO —
Soomaalida qaar ee ku nool gobolka Ontario ee dalka Canada oo doonayay inay safraan ayaa ka cabanaya isbaddel dhanka baarista COVID-19 ah oo uu ku dhawaaqay madaxa gobolka Ontario Doug Ford.
Isbaddelka ayay rumeysan yihiin inuu caqabad ku noqon karo safarkooda.
Wariyaha VOA-da ee Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan kasoo diray Toronto.