Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Roobab duufaan wata oo Yurub ku dilay dad ka badan 10 qof


Ilaa iyo inta hadda la xaqiijiyey 12 qof ayaa ku dhintey boqol dad badana wali waa la baadi goobayaa kadib roobab xoogan oo wata duufaan oo ka da’ay dalalka Fransiiska iyo waqooyiga galbeed ee Talyaaniga. Dalka Britain gobolada ku yaala waqooyiga ayaa siddoo kale laga digey roobab xoogan in ay ka di’i doonaan dabayaaqada toddobaadkan.

Dhageyso warbixin arrinta ku saabsan oo wariyaha VOA-da Cbdixafid Cawil Ismaciil ka soo diray London.

Dhageyso Warbixinta Duufaanta
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:44 0:00


XS
SM
MD
LG