Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Coronavirus oo laga cabsi qabo inuu kasoo laba kacleeyo Soomaaliya


Dowladda Soomaaliya ayaa shalay sheegtay in dalka laga helay 157 kiis oo cusub oo ah xanuunka Coronavirus ah shantii maalmood ee u dambaysay iyadoo xanuunka laga baaray 2,704 qof.

Guud ahaan kiisaska dadka laga helay cudurka Coronavirus ayaa ah 3,745, halka dhimashadu ay weli taagan tahay 99 qof. Hase yeeshee waxaa dhakhaatiirtu caafimaadku ay qabaan walaac inuu xanuunku mar kale soo laba kacleeyo.

Warbixintan waxaa Muqdisho nooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Coronavirus oo laga cabsi qabo inuu kasoo laba kacleeyo Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:30 0:00


XS
SM
MD
LG