Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bosaso: Tirada Xoolaha loo Dhoofiyo Dalalka Carabta oo Korodhay


Wasiirka Dekedaha Puntland Maxamed Cismaan Cabdi oo u warmay VOA ayaa ka warbixiyay tirada xoolaha ka dhoofay dekedda magaaladda Boosaaso labadii bilood ee la soo dhaafay. Wasiirka ayaa sheegay in ay korortay tirada xoolaha ka dhoofay dekedda labadii bilood ee la soo dhaafay oo xoolo ka badan 100 kun oo neef loo dhoofiyay dalalka Khaliijka Carbeed.

Wuxuu kaloo ka hadlay caqabadaha haysta dekedda Boosaaso iyo sida uu maamulku wax uga qabanayo dhibaatooyina jira.

Weriyaha VOA ee magaalada Boosaaso Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan ka soo dirtay Boosaaso.

Dhoofka xoolaha ee Dekedda Boosaaso
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:34 0:00


XS
SM
MD
LG