Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia: Jadwalka Doorashooyinka oo la soo Saaray


Madaxda dowladda Federalka iyo kuwo maamul goboleedyada ayaa xalay soo saaray Hab-raaca Hirgelinta Heshiiska Siyaasadeed ee hagaya Doorashada 2020/2021 ee heer Federaal.

Hab-raacaasi waxaa ku jira jadwalka doorashooyinka Soomaliya, waxaana ka mid ah dhismaha guddiyada, deegaan doorashada xildhibaannada, tirada xildhibaannada laga soo dooran doono maamul goboleed kasta iyo cidda ay kala matali doonaan.

Dhinaca kale, dadka ku nool magaalada gaalkacyo ayaa soo dhaweeyay doorashada 11 xildhibaan oo magaaalada lagu soo dooran doono sida ku xussan Hab-raacan cusub, waxayna sheegeen in doorasho noocaasi ah ay ugu dambeysay muddo 54 sanadood ah.

please wait

No media source currently available

0:00 0:08:52 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG