Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa laga baran karaa habka ay Soomaaliya uga jawaabtay COVID-19?


Wasiirka caafimaadka Fowsiya Abiikar
Wasiirka caafimaadka Fowsiya Abiikar

Ku dhowaad boqol qof ayaa Soomaaliya ugu dhimatay xanuunka Covid-19, in ka badan saddex kun iyo shan boqolna wuu asiibay , sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee dalka.

Xanuunkan ayaa caalamka si guud u saameeyay, waxayna dalal badan weli la tacaalayaan sidii loo xakameyn lahaa, xilli waddama qaar uu kor u kacayo kiisaska maalin laha ah ee lagasoo werinayo.

Soomaaliya, waxa uu xanuunkan Covid-19 soo gaaray xilli uu dalka kasoo kabanayo colaado sokeeye, dowladdana ay la tacaaleyso marxalado adag.

Haddaba sidee looga jawaabay in Covid-19 la xakameeyo guud ahaan dalka, dadaalka dowladda ay bixisayna maxaa laga baran karay?

Daraasad arrimahaas ku saabsan ayaa lagusoo bandhigay caasimadda Soomaaliya. Waxaa ka qeyb-galay oo warbixintaan ka diyaariyay weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow.

Maxaa laga baran karaa habka ay Soomaaliya uga jawaabtay COVID-19?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:00 0:00


XS
SM
MD
LG