Isku xirrada

War Deg-Deg ah

AFRICOM oo ku baaqay in cadaadiska lagu kordhiyo Al-Shabaab


Taliska milatariga Maraykanka ee qaaradda Afrika ayaa ku baaqay in la kordhiyo cadaadiska la saaro ururka Al-Shabaab oo ay ku tilmaameen kan ugu halista badan xilligan qaaradda Afrika.

AFRICOM ayaa khatarta Al-Shabaab uga warramay idaacadda VOA, waxayna AFRICOM sheegtay in Al-Shabaab ay halis ku yihiin ciidamada Soomaalida, kuwa AMISOM iyo danaha Maraykanka intaba.

Haaruun Macruuf ayaa warbixintan diyaariyey.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:57 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG