Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay yihiin walaacyada laga muujiyey heshiiska doorashada Soomaaliya?


Madaxda Soomaalida
Madaxda Soomaalida

Baarlamanka Soomaaliya ayaa dhawaan ansixiyey heshiiskii ay gaareen dowlada federaalka iyo madaxda maamul goboleedyada dalka.

Heshiiskaas ayaa waxa ay madaxda saxiixdey ku heshiiyeen hanaanka ama qaabka doorasho ee dalka ka dhici doonta dhawaan.

Dad badan ayaa soo dhaweeyey in ugu danbeyn ay madaxda Soomaalidu isku raaceen nooca doorasho ee dalku qaadanayo, balse dhinaca kale waxaa jira walaac ay dadka qaarkiis, siyaasiyiinta iyo beesha caalamkaba ka muujiyeem heshiiskaas, hirgelintiisa iyo waqtiga uu u baahan yahay in lagu dhaqan geliyo.

Falastiin Axmed Iiman ayaa warbixintan ku eegeysaa arrintaas.

Maxay yihiin walaacyada laga muujiyey heshiiska doorashada Soomaaliya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:56 0:00



XS
SM
MD
LG