Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda oo Muqdisho ku xirtay ganacsato xiriir la sameeyey Al-Shabaab


Muqdisho
Muqdisho

Ciidamada ammaanka ee dowlada federaalka Soomaaliya ayaa dhowaan Muqdisho ku xiray ganacsato iyo gaadiidley lagu tuhmaayo in ay xiriir la lahaayeen ururka Al-Shabaab.

Ganacsatada la soo xirey waxaa ka mid ahaa Maxamuud Cumar Caddaan iyo Cadceed Xaashi. Ganacsatadan ayaa la sheegey in ciidamo si gaar ah u tababaran ay magaalada ka soo dhex xireen.

VOA oo xiriir la sameysay hay’adaha ammaanka dowladda, si ay wax uga weydiiso arrintan, uma suurta-gelin.

Si kastaba, waxaan la hadalnay Sheekh Cali Maxamuud Xasan oo loo yaqaan Sheekh Cali oo ehel iyo asxaaba la ah Maxamuud Cumar Cadaan. Falastiin Axmed Iimaan ayaa ugu horeyn weydiisey inuu noo xaqiijiyin karo xariga ganacsatadan.

DF oo Muqdisho ku xirtay ganacsato xiriir la sameeyey Al-Shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:13 0:00



XS
SM
MD
LG