Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Nooca Xukuumadda laga filayo Ra'iisul Wasaare Rooble


Maxamed Xuseen Rooble
Maxamed Xuseen Rooble

Ra’isul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya ayaa laga sugayaa inuu dhowaan soo dhiso dawlad xilka sii haysa ilaa inta laga qabanayo doorashooyinka.

Dawladdii tan ka horraysa waxaa xubnaha golaha wasiirrada ku jira tiro badan oo ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka, taasi oo keentay eedo ah inay isku milmeen hay’adaha sharci-dejinta iyo kuwa fulinta.

Haddaba dareenka dadka ay ka qaybaan dawladda lasoo dhisayo waxaa warbixintan nooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Warbixin: Nooca Xukuumadda laga filayo Ra'iisul Wasaare Rooble
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:28 0:00


XS
SM
MD
LG