Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Dumarka oo diiday go'aan ay guurtidu gaartay


Ururada haweenka ayaa shalay soo saaray bayaan ay kaga soo horjeedaan go’aan uu dhawaan baarlamanka Somaliland ku laalay kootada haweenka iyo beelaha gabooye ee dooroshooyinka soo socda.

Warbixin arrimahaas ka hadlaysa waxaa magaalada Hargeysa ka soo dirtay Sagal Mustafe.

Dhageyso Qoondada Dumarka Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:43 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG