MUQDISHO —
Baaralamanka Soomaaliya ayaa Isniintii ansixiyey qodob la xiriira iskaashi dhinaca waxbarashada ah oo dhex mara wasaaradaha waxbarashada Soomaaliya iyo Turkiga.
Heshiiska labada dhinac ayaa dhigaya in dowladda Turkiga ay si toos ah uga caawiso Soomaaliya arrimaha waxbarashada.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa magaalada Muqdisho kasoo diray wariyaha VOA-da Xasan Kaafi Cabdiraxmaan Qosyte.
Facebook Forum