Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Canada: Tirada Xaaladaha COVID-19 oo Korodhay


Tirada dadka laga helayo xanuunka COVID-19 ee dalka Canada ayaa korodhay muddo saddex toddobaad ah. Waalidiinta carruurtoodu aaddo dugsiyada waxbarashada gobolka Ontario ee dalkaas ayaa ka walaacsan badqabka ubadkooda, xilli arday iyo shaqaale ka tirsan dugsiyada waxbarashada Toronto oo furan wax kayar laba toddobaad laga helay xanuunka COVID-19.

Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan ka soo diray Toronto.

Dhageyso COVID-19 iyo Canada
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:26 0:00


XS
SM
MD
LG