Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Australia: Dowladda Victoria oo dib u dejin u sameyneysa qoysas Soomaali ah


Dowlad Goboleedka Victoria ee dalka Australia ayaa dib u dejin u sameyneysa qoysas ballaaran oo Soomaali ay ka mid yihiin, kuwaas oo degan daaraha dhaadheer ee ku yaalla bartamaha magaalada Melbourne.

Go’aankan ayaa yimid kadib markii dowladu ay ogaatay in qoysaska halkaas degan qaarkood uu ciriiri ku yahay guryahaasi maadaama ay haystaan caruur badan.

Wariyaha VOA ee qaarada Australia Ibraahim Cumar Baafo ayaa warbixintan kasoo diray Melbourne.

Australia: Dowladda Victoria oo dib u dejin u sameyneysa Soomaali
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:32 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG