Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Martida: Heshiiska laga Gaaray Hannaanka Doorashada


Barnaamijka Martida Makrafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay falanqeyn ku saabsan heshiiska ay gaareen madaxda dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada dalka iyo magacaabista ra’iisulwasaaraha cusub ee Soomaaliya ee toddobaadkan la magacaabay.

Barnaamijka waxaa marti ku ah Cabdirisaaq Maxamed Aadan oo ah Agaasimaha Hay’adda Cilmi-baarista ee Farsight Africa Research and Policy Studies ee fadhigeedu yahay dalka Kenya.

Barnaamijka waxaa soo saaray halkanna ka soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

please wait

No media source currently available

0:00 0:11:56 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG