Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Kala-jabka Xisbiga Jubilee ee haya Talada Kenya


Dalka Kenya waxaa ka bilowday ol-ole siyasadeed oo ka soo hormaray xilligiisa, iyado xisbiga talada dalka haya ee Jubilee uu u kala jabay labo qaybood oo kala tabacsan madaxwaynaha iyo ku/xigeenkiisa, halka xisbiga mucaaradkuna uu garab u noqday xulafada madaxwnaha.

Wariyaha VOA, Maxamed Faarax Shire, ayaa isbadallada siyaasadeed ee dalka Kenya iyo doorka Soomaalida waxa uu ka wareystay Haashim Maxamuud Aw-Baraar oo ah wariye ka faallooda arrimaha siyaasadda ee dalka Kenya.

Kenya: Xisbiga talada haya oo kala jabay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:59 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG