Print
Guddomiyaha gobolka Gaarisa Cali Bunow Qorane ayaa lagu si daayey dammaanad kadib markii ay shalay xireen booliiska iyadoo lagu eedaynayo musuqmaasuq. Warkan waxaa noo soo diray Maxamed Faarax Shire.
No media source currently available