Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Italy: Muhaajiriin loo ogolaaday inay galaan Sicily


Muhaajiriin gaaraya 27 ruux oo ku dul xayirnaa markabkii soo bad-baadiyay bil ka hor, ayaa loo oggolaaday inay ka degtaan oo ay galaan magaalada dekadda ah ee Sicily, dalka Talyaaniga.

Dhanka kale, waxa wali jira muhaajiriin lagu hayo maraakiib soo bad-baadisay, kuwaas oo loo diidey inay dekadda ku xirtaan. Wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali, ayaa warbixintan gaarka ah ku eegaya qulqulka muhaajiriinta gaaraya Talyaaniga.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:26 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG