Barnaamijka Martida Makrafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay wadahadallada ka bixista Britain ee Midwga Yurub oo dib u bilowday. Barnaamijka waxaa marti ku ah Faarax Cali Cigaal oo ka faallooda arrimaha Britain iyo Midowga Yurub.
Barnaamijka waxaa soo saaray halkanna ka soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.