Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taariikhda Jill Biden


Jill Biden, xaaska musharraxa madaxweynaha ee xisbiga Dimuqraadiga Joe Biden

Jill Biden, oo ah xaaska murashaxa madaxweynenimo ee xisbiga Dimoqraadiga loo magacaabay, Joe Biden, ayaa fasax kaga maqan shaqadeedii macallinnimo si ay gacan uga geysato ololaha seygeeda.

Mrs. Biden waxa ay aad ula socotaa nolosha magaalada Washington, maadaama ninkeedu uu 36 sano ka tirsanaa aqalka Senate-ka Mareykanka iyo siddeed sano oo uu madaxweyne-ku-xigeen u ahaa Barack Obama.

Wariyaha VOA-da ee Carolyn Presutti ayaa noo soo gudbineysa xaqiiqooyin aad u xiiso badan oo ku saabsan qofka ay tahay Jill Biden. Caasha Ibrahim Aaden ayaa inoo heysa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:46 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG