Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taariikha Melania Trump


Melania Trump, Marwada Madaxweynaha Mareykanka, waxay ka mid aheyd gabdhaha wax xayeysiiya ka hor intii aysan guursan Donald Trump 15 sanadood muddo haatan laga joogo. Waxay sidoo kale aheyd qof ka soo haajiray dalka Slovenia.

Carolyn Presutti oo ka tirsan VOA-da ayaa nala wadaagaysa waxyaabo laga yaabo inaadan ka aqoon xaaska madaxweynaha. Falastiin Iimaan ayaana soo jeedinaysa.

Dhageyso Taariikhda Melania Trump
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:21 0:00


XS
SM
MD
LG