Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Mas'uuliyiin la Amray in Musuqmaasuq Dartii loo soo xiro


Map of Kenya showing major cities

Dowladda Kenya ayaa eedo la xiriira musuq-maasuq u jeedisay maamulka Gobolka Gaarissa. Dacwad oogaha dalkaasi Noor Haji ayaa amray in la soo xiro Barasaabka maamulka Garissa County Cali Bunow Qorane iyo 5 kamid ah shaqaalihiisa oo lagu soo edeyay in ay lun sadeen lacag dan guud ah.

Wariyaheenna Waqooyi Bari, Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan noo soo direy.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:03 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG