Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taariikhda Senator Kamala Harris


Murashaxa Madaxweynaha dalkan Mareykanka ayaa madaxweyne ku xigeenkiisa haddii uu guuleysto doorashada bisha November dalkan ka dhaceysa uu u doortay Kamala Harris.

Mr. Biden ayaa bishii hore weydiistay Harris inay noqoto ku xigeenkiisa ku wehlineysa doorashada ay kula baratamayaan Madaxweyne Trump iyo ku xigeenkiisa Mike Pence oo doonaya in mar kale dib loo soo doorto.

Haddaba Harris waa qofma? waxaad ku soo dhawaataan warbixin uu arrintaasi ku eegayo wariyaha VOA Ken Bredemeier, waxaana isku soo duwday Sahra Cabdi Axmed.

Dhageyso Taariikhda Kamala Harris
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:25 0:00


XS
SM
MD
LG