Madaxweyne Donald Trump oo sannadkan u taagan in mar labaad xilka loo doorto ayaa u xushay madaxweyne ku xigeenkiisa Mike Pence in uu mar labaad ku weheliyo tartanka uu kula jiro musharaxiinta Dimuqraadiga.
Xuseen Barre Aadan ayaa warbixintan ku eegaya Taariikhda iyo waxqabadka Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Mike Pence.
Facebook Forum