WASHINGTON D.C. —
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Mareykanka Joe Biden, oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga ayaa la tartami doona madaxweyne Donald Trump doorashada qaran ee dhaceeysa 3-da bisha November ee soo socota wuxuuna markii saddexaad u tartamayaa Aqalka Cad ee looga arrimiyo Maraykanka, laakiin markii ugu horeysay ayuu wuxuu u taagan-yahay magacaabista xisbigiisa.
Warbixinta taariikhda Biden waxaa noo diyaariyey Ken Bredemeier iyo Megan Duzor. Ibrahim Hassan Daandurey ayaa isku soo duway waxaana la soo jeedinaya Nur Hassan Nur Bukhaari.