Qaar ka tirsan ciidamada Turkiga ayaa a billaabay dhoolatus ciidan oo ay la sameysnayaan ciidamada waqooyiga Qubrus oo hoos timaada Turkiga. Arrintan ayaa waxay ka careysiisay dalka Giriigga oo waayadan xurguf kala dhaxeysay Turkiga.
Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa warbixintan ka soo direy London.