Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taariikhda Madaxweyne Donald Trump


Doorashada dalkan Maraykanka ayaa dhacaysa 3-da bisha soo socota ee Noofembar oo ay inaga xigto wax ka yar laba biloood. Doorashada waxaa ku tartami doona Madaxweynaha xilka haya ee Jamhuuriga Donald Trump iyo musharraxa xisbiga Dimqoraadiga Joe Biden oo horeyna madaxweyne ku xigeen usoo noqday.

Ken Bredemeier iyo Megan Duzor ayaa warbixintan noo diyaariyey, Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa isku soo duway waxaana la soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.

Taariikhda Madaxweyne Donald Trump
please wait

No media source currently available

0:00 0:13:48 0:00



XS
SM
MD
LG