Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Birmingham: Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weeraro toorreey loo adeegsaday


Magaaalada Birmingham ee dalka Britain waxaa xalay ka dhacay weerarro loo adeegsaday mindiyo, kuwasoo ay ku dhaawacmeen ugu yaraan toddobo qof, hal qofna uu ku dhintay.

Boolisku wali ma xaqiijin cidda weerarkaasi geystay, hase ahaatee waxay ay gacanta ku soo dhigeen hal qof oo ka mid ah kuwii weerarka geystay. Haddaba wararkii ugu dambeeyey ayaa Caasha Ibraahim Aadan ay ka waraysatay weriyahayaga Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Weerar middiyo loo adeegsaday oo ka dhacay Ingriiska
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:07 0:00


XS
SM
MD
LG