Barnaamijka Martida Makrafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay dhalinyaro Soomaali ah oo ku nool qurbaha oo lacago ay iska aruuriyaan waxbarasho ugu fidiya ubadka Soomaaliyeed ee gudaha Soomaaliya.
Barnaamijka waxaa marti ku ah Jabriil Cali Garaare oo ah Guddoomiyaha ururka Badbaado Community Care ee London
Barnaamijka waxaa soo saaray halkanna ka soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.