MELBOURNE —
Dhalinyaro badan oo guurkooda uu sameeyey xayiraadda saaran magaalada Melbourne ee dalka Australia cudurka COVID 19 awgii ayaa hadda qaabka baraha bulshada ee la iska arko u bedeshay in ay isku guursadaan, iyagoo isticmaalaya aaladda loo yaqaan Zoom.
Arrintan oo ah mid ku cusub dhallinyarada Soomaalida ee Melbourne ayaa waxaa warbixintan ka diyaariyey wariyaha VOA ee qaaradda Australia Ibraahim Cumar Baafo.