Xiisadda u dhaxaysa dalalka Turkiga iyo Giriigga ayaa u muuqata mid sii kululaaneysa, iyada oo madaxda labada dal ay is weydaarsanayaan eedo iyo cambaarayn.
Haddaba, maxay xiisaddan salka ku haysaa? sidee ayayna u saamayn kartaa dunida? warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa inoo haya Xuseen Barre Aadan.