Isku xirrada

War Deg-Deg ah

CDC: Gobolladu ha u diyaargaroobaan qaybinta tallaalka COVID-19


Hay’adda Mareykanka u qaabilsan xakameynta iyo ka hortagga cudurrada ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaanno CDC ayaa ku wargelisay gobollada Mareykanka in ay u diyaargaroobaan tallaalka looga hortagayo xanuunka COVID-19.

Hay’addu waxa ay sheegtay in howsha tallaalistu ay billaabaneyso dhamaadka bisha October ama horraanta November.

Haddaba si aan arrintaasi in badan uga ogaanno ayuu Jacfar Kuukaay khadka taleefoonka kula xiriiray Dr. C/raxmaan Maxamed Madar oo ka howlgala xarunta caafimaadka Hennepin County islamarkaana wax ka dhiga Jaamacadda Minnesota.

please wait

No media source currently available

0:00 0:08:59 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG