Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka oo jaraya malaayiin doollar oo uu siin jiray Ethiopia


Mas'uuliyiinta dalka Ethiopia ayaa Mareykanka ka dalbanaya sharraxaad dheeraad ah, ka dib markii Washington ay toddobaadkan ku dhawaaqday in ay jareyso taageero malaayiin doollar ah oo ay Itoobiya siin jirtay.

Arrintan ayaa ka dambeysay markii Addis Ababa ay go'aansatay in ay buuxiso biyo-xireenka weyn ee ay ka dhiseyso wabiga Nile. Masar iyo Suudaan ayaa tallaabadaasi aad uga soo horjeeda, waxaanay rumeysan yihiin in ay hoos u dhigeyso qeybta ay ka helaan biyaha webigaasi.

Simon Marks ayaa warbixinta Addis Ababa ka soo diray, waxaase noo soo koobaya Ibraahim Xassan Daandurey.

Ethiopia oo jawaab ka dalbanaysa Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:19 0:00


XS
SM
MD
LG