Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kacbada oo biyaha Zamzam lagu dhaqayo


Maanta oo Khamiis ah ayaa la la dhaqayaa Kacbada sharafta leh ee sanadkiiba mar la dhaqo, iyadoo sanadkan dhaqitaanka xaramka uu kusoo aadayo xilli uu jiro xanuunka Covid19, oo loo joojiyayna dadkii sanadkan ka Xajka uga imaan lahaa dibadda.

Kacbada oo lagu dhaqo biyaha Zamzamka ayaa soo billaabatay xilligii Nabi Muxammed NNKH, gaar ahaan ku sanadkii furashada Makah.

Wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Mursal Samakaab ayaa arrimahaasi ka waraystay, Axmed Safina oo kamid ah howl-wadeennada Soomaalida ee arrimaha Xajka.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:56 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG