Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jabuuti: Warkii ugu dambeeyay ee xanuunka Covid-19


Wasaaradda caafimaadka ee Jabuuti ayaa maanta so saartey war saxaafaddeed la xidhiidha xanuunka COVID-19 iyo xaaladda caafimaad ee dalka Jabuuti.

Dhinac kale, dadka ayaa wali ku kala duwan qaabka loogu oogayo salaadda masaajiidda dhexdooda ee salaadaha jameecada ah.

Ramadan Muuse ayaa warbixintan ka soo direy Jabuuti.

XS
SM
MD
LG