Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Xaaladda Qaxootiga Jabuuti ku dhaqan xilligan uu jiro COVID19


Dadka fara badan ee tahriibka ah ee sida sharci darada ah u qul-qula dalka Jabuuti iyo kuwa tahriibka laga so celiyey dalka Yeman aya dhawaan xarun daryeel looga sameeyey goob ku taalla sohdinta ay wadaagaan dalalka Jabuuti iyo Itoobiya.

Wariyaha VOA ee Jabuuti Ramadan Muuse ayaa arrimahan ka wareystay agaasimaha Jabuuti u qaabilsan daryeelka qaxootiga iyo kuwa tahriibka, Xuseen Xasan Dharaar .

Wareysi: Dadka tahriibayaasha ah ee Jabuuti tagaya
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:19 0:00


XS
SM
MD
LG