Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Caweyska Washington


Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoddobo kala duwan oo ay ka mid tahay xubintii Hal-abuurka iyo Heesaaga, iyo kaalmihii heesaha.

Xubinta Hal-abuurka iyo Heesaaga oo uu marti ku yahay Abwaan Cabdiqani Xaaji Oktoobar oo ah hal abuure ku nool gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Waana qeybtii 3-aad ee wareysiga Abwaan Cabdiqani uu siiyay Barnaamijka Caweyska Washington.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

please wait

No media source currently available

0:00 0:23:45 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG