Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tahriibayaal lagu Badbaadiyey Badda Mediterranean-ka


Tahriibayaal Soomaali iyo ajnabi isugu jira oo ay quustay doontii ay saarnaayeen ayaa laga soo badbaadiyay biyaha u dhexeeya Turkiga iyo Giriigga. Dadkan Tahriibka ah oo ay ku jiraan haween iyo carruur Soomaali ah ayaa ka ambabaxay Turkiga waxaanay ku sii jeedeen waddanka Talyaaniga.

Jacfar Kukay oo la xiriiray qaar ka tirsan Soomaalidii doontaasi saarneyn ayaa warbixintan noo haya.

Dhageyso Tahriibayaasha la Badbaadiyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:02 0:00


XS
SM
MD
LG